Ku soo Dhowow Smart School

Dhamaan waxaa la ogaysiinayaa aradayda iyo walaadinta Smart school in loo furay mareeg ama website kaas oo ay kala socon doonaan waxbrashada schoolka iyo hadba wixii horumar ah ee uu iskuulku ku talaabsado Hadaba webkan oo dhawaan hawada soo galay ayaa noqon doona mid wakhti kasta ka war bixindoona habsami u socodka school  waxaase laga codsanayaa ardayda , waalidiinta iyo dhamaan reer somalilandba inay fariimahooda noo soo mariyaan e-mailkan oo ah smartschol@gmail.com

waxa kaloo  ka daalacan doontaan manhajka schoolka oo dhawaan la bedeli doono lagana dhigidoono mid casri ah sida kuwa dalalka horumaraya waxa kaloo dhawaan la keeni doonaa dugsiga sare ee smart laab casri haddii alle ka dhigo  waxa kaloo  lagu soo kordhin doonaa library  u gaara ardayda school hadii alle  idmo

   Mahadsanidin

 

MAAMULKA SMART SCHOOL BURCO