Warbixin Cusub
Xayeesiis
Our Admission

Siyaasada schoolka

 

 

Smart school waxa u soo dhawaynayaa dhamaan cidkasta oo ubadkooda la jecel waxbarashada gobolkaydoonaan haka soo jeedeene waana ka mamnuuc isir nacaybka iyo qabyaaladuba waana goob waxbarasho.waxaanuna soo dhawaynaynaa cid kastoo fikir kusoo kordhinaya schoolka

 

Smart school waa dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay waxaana ardayda laga qaadaa bishii lacag cayiman lacagtaas oo loogu adeego ardayda schoolka dhigata

 

 

Ardayda la aqbalayo

 

 

Smart school aradayda uu aqbalayaa waxay ka kooban yihiin

 

·         Xanaadada caruurta (nursery) da,dooduna ka bilaabmayso 4 sano

 

·         Dugsiga hoose (primary)

 

·         Dugsiga dhexe (elementary)

 

·         Dugsiga sare     (high school)