|
Please install Flash® and turn on Javascript. |
|
Photo
|
Smart School
HAMBALYO KU SOCOTA ARADAYDA JAMAACADA BURCO Hadaanu nahay ardayda smart school waxaanu hambalyo u diraynaa dhamaan ardaydii ka qalin jebisay jamaacada burco iyo maamulka jaamacadaba waxaanu ilaahay uga rajaynaynaa inuu ka dhigo kuwo dalkooda iyo diintooba anfaca waxaanu kaloo lee nahay insha alaah anaguna waxaanu rajaynaynaa inaan sidiinoo kale anagaoo caafimaad qabna dhamayndoon insha alaah
arday smart school |