Warbixin Cusub
Xayeesiis
Events
Events 1 Events2

Waxa dib u bilaabmay waxbarashadii smart school ka dib markii ay soo dhamaysatay ardaydii fasaxii yaraa. Waxaana hada si habsami ah u socda waxbarashadii .

 

 

Mar aanu wax ka waydiinay qaar ka mida ardayda school ayaa noo sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin kusoo noqoshada waxbarashada madaamada ay soo dhamaysteen fasaxii yaraa waxaanad arkaysaa ardayda oo oo is gacan qaadaya midina mid ka kale ku faraxsan inuu la kulmo fasaxii yaraa ka dib waxaanay iska waraysanayeen meelhii ay fasaxyadooda kusoo dhamaysteen waxaana lays dhaafsanayay kaftano gaagaaban iyo iswaraysiyo.

 

Hadaba waxaanu warasiyo ka soo qaadi doonaa aradayada dhawaana ayaana idiin soo gudbin doonaa hadii alaha awooda lihi noo saamaxo

 

 

Smart school

Waxa hada gabo gabo ku dhow fasaxii yaraa ee smart school waxaana dib loogu soo noqonayaa waxbarashadii bisha labaad kowdeeda iaydoo la dhamays tiran doono inta ka hadhay waxbarashada sanad dugsiyeedak 2010ka .

 

Waxa iyaguna diyaar garow ku jira macalimiinta smart school waxaanay diyaariyaan duruustii intii hadhsanayd waxa kaloo iyana diyaar garow wayn ku jira dhamaan shaqaalaha schoolka smart

 

 

 

                 MAAMULKS SCHOOLKA  

Hadaanu nahay ardayda smart school waxaanu hambalyo u diraynaa dhamaan ardaydii ka qalin jebisay jamaacada burco iyo maamulka jaamacadaba waxaanu ilaahay uga rajaynaynaa inuu ka dhigo kuwo dalkooda iyo diintooba anfaca waxaanu kaloo lee nahay insha alaah anaguna waxaanu rajaynaynaa inaan sidiinoo kale anagaoo caafimaad qabna dhamayndoon insha  alaah

 

arday smart school

Dear  smart workers
 
 
salamu calakum waraxmatulah. salaan kabacdi anooku  hadlayaa magaca macalimiintii   smart prmary school ka soo shaqeeyay mudadii  la  furay waxan  halkan  aad  ugu  faraxsanhay horumarka  uugaadhay  iskuulku waxaanaan  halkan  hanbalyo  uga dirayaa dhamaan  hawlwadeenada dugsiga maamulka mr  LAFOOLE   macalimiinta  OOY  KA  MIDYIHIIN MAXAMUUD AYAX  CABDIKHAALAQ DAAHIR BAASHE AXMED DHEERE  IYO DHAMAAN MACALIMIINTA IGA  DANBEEYAY ardayda shaqaalaha  kale, waxaan  kaloo hanbalyo  gara  udirayaa ardaydii  dhamaysaty waxabarshada dhexe oo ahaa ardaydii  aanu  waxbarashada  u bilownay runtii hada waxbarashada sare  ka wada meelo  kala  duwan oo dalka  ka mid ah sida  hargaysa,sheekh iyo  waliba meelo dunida  kamid ah sida america, norway, london, malesia.dadaalka  ay  ardaydu gaadheen mahad  ilahay  ka  dib waxa  iska leh  maamulka  macalimiinta iyo  waalidiinta oo gacmaha  isku  qabsaday  sidii ay da yarta wax loo  bari  lahaa,  waxaan  leeyahay halka  kawada shaqada   fiican  eed uu haysaan bulsho  waynta  reer  burco iyo  ta  dalka somaliland.
 
 
 
ALL  THE  BEST
MAXAMUUD XUSEN JAAMAC
LONDON
EX-SMART TEACHER Dhamaan Maamulka smart school iyo Ardayduba waxay taci u dirayaan aabo dt cabdi yaasiin geeridii naxdinta lahayd ee ku timi labadiisii wiil ee ku geeriyooday dalka norway gaar ahaan magaalada oslo waxaanya ilaahay uga bar yayaan inuu samir iyo iimaaka siiyo marxuumiinta waxay ugu ducaynayaan inuu ilaahay janadii fardowsa ka waraabiyo waxaanu lee nahay aami aamiin