|
Please install Flash® and turn on Javascript. |
|
Facilities
Agabka schoolka
Smart school waxa uu lee yahay agabk schoolka u gaara waxaana loogu adeegaa radayda schoolka waan sidan
· 24 fasal oo mid kiiba qaado 30 arday
· Qalab u fudeediya arday waxbarashada oo ah maqal iyo muqaal
· Hool ardaydu ku barato computerka
· Basas aradayda guryahooda ka soo qaada kuna celiya
· Snack bar ardaydu break time wax ka cunaan
· Garoomo ardaydu ciyaaraan ciyaaro kala gedisan
Smart school waxa kale oo uu dhawaan firdoonaa lab kii dugsiga sare iyo library ardaydu wax ku akhrisato xiliyada ay firaaqada lee yihiin
|